Muqdisho (SONNA): Agaasimaha giud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta si rasmi ah u furay tababar sare oo 10 maalmood…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa maanta tababar gaar ah usoo xiray dufcaddii ugu horreysay ee Layli Saraakiil…
Belgrade (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade, halkaas oo…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada ee Golaha…
Muqdisho(SONNA);-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta iska diiwaan-geliyey magaalada Dhuusaamreeb, si uu u qaato Kaarka Aqoonsiga Qaranka, isagoo ugu…
Ugu yaraan 600 oo qof ayaa dhintay, 1,500 oo kalena way ku dhaawacmeen dhulgariir xoogan oo ku dhuftay bariga Dalka Afgaanistaan oo ku dhow xadka…
Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Qatar Xafiiskeeda Soomaaliya, Mudane…
Muqdisho (SONNA): Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Maaxi Yoonis” iyo Ibraahim Aadan Maadeey, oo ka tirsanaa…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay muhiimadda cunaqabateyntii hubka…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha qeybta 1-aad Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Dhexe Saahid Jaamac Faarax ( Jareere) oo uu weheliyo Dhanme Abshir Guutaale oo ka mid ah saraakiisba Ciidamada…

