Muqdisho,(SONNA):- Shir looga hadlayay xaaladda amni ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Baladweyne ayaa laga soo saaray amaro ka dhan ah dadka hubka sharci…
Muqdisho,(SONNNA):- Ex Dable Nisa Maxamed Buulle Muumin ayaa, lagu soo eedeeyay dilka Alifle Maxamed Kaariye Maxamed (Sharafoow) iyo dhaawaca dhibanayaal Dable Nisa Maxamed Cabdulaahi Maxamed…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan waxba iska beddelin taageerada maaliyadeed ee ay ka hesho Dowladda Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada horumarinta amniga iyo arrimaha…
Madaxwaynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa maanta odayaasha gobolka Bari kala hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha amniga iyo abaabulka wajiga sadexaad ee dagaalaka ay Puntland…
LONDON — Barnaamijka Amuuraha Islaamka, wuxuu todobaadkaan ku saabsanyahay faa'iidooyinka soonka. Waxaa barnaamijka London ku soo diyaariyay Cabdixafid Cawil Ismaaciil. Sii akhri
MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee loo soo gaabiyo "NISA" ayaa xalay shaacisay, in duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe lagu…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay hawlaha ay qabato Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dawladda Federaalka ee Somalia. Barnaamijka waxaa…
Shacabka ku nool magaalada Mandheera ayaa maalintii saddexaad ka mudaaharaadaya koronto la'anka ka jirta magaalada, taasoo keentay in dadka ay u talaaban magaalada xuduudda saaran…
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay markii ugu horreysay xaqiijisay in ciidamada cirka ee Itoobiya ay toddobaadkan duqeyn la beegsadeen fadhiisimo ay Al-Shabaab ku lahayd Shabeellaha Dhexe.…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay mashaariicda maalgashiga iyo dib u dhiska ee laga hirgalinayo dalka iyo kaalinta ay ku leeyihiin dhallinyarada.…









