Mas’uuliyiinta caafimaadka ee maamul goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in afar qof ay ugu dhinteen cudurka shuban-biyoodka degaanka Xawaadley, iyadoo la sheegayo inay cudurro ka dhasheen biyaha ka haray fatahaadihii gobolka ku dhuftay.

Afar qof oo cudurka shuban-biyoodka ugu dhintay degaanka Xawaadley
More from CaafimaadMore posts in Caafimaad »
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.










Comments are closed.