Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo 30 sano ka dib howlgelisay xarunta kaydka dhiigga, wareysi

Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay muddo ka badan 30 sano ka dib waxa ay dib u howgalisay xarunta kaydka dhiigga . Xarunta maanta waxaa furay Ra'siisul-wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa VOA u sheegay in dhiigga xarunta lagu keydin doono ay ka faa’iideysan doonaan hooyooyinka dhiig baxa u dhinta, caruurta dhiigyaridu haysato iyo waliba dadka ku dhaawacma shilalka. Sahra Ciidle Nuur ayaa dib u furista xarunta keydka dhiigga ka wareysatay Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji, ugu horrayn waxa ay waydiisay in uu faahfaahin ka bixiyo xarunta Kaydka cusub ee Dhiigga ee maanta dib loo furay.

 

Comments are closed.