Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u hambalyeeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Abdulkadir Ali ayaa soo xiray meertada 3-aad ee Madasha Maayarada…
Muqdisho (SONNA): Kumanaan shacab ah ayaa maanta banaanbax garab istaag ah ugu sameeyey Stadium Muqdisho garsoore sare Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ka mid ahaa garsoorayaasha…
Muqdisho (SONNA): Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Xarunta Qaran ee IPv6, oo ay martigeliso Jaamacadda Jamhuuriya, ayaa maanta si wadajir ah u qabtay Aqoon-isweydaarsi ku…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa daah-furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan dhismaha iyo dejinta qaab-dhismeedka Sanduuqa…
Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta daah furay sidii dib-u habeyn yo dayactir loogu sameynayay kaydka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof, Dr. Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaare…
Baydhabo (SONNA) : Waxaa si rasmi ah u bilowday hadal-jeedinta musharaxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Munaasabadda ayaa ka socota hoolka doorashada…

