Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Dhaqanka iyo Cilmibaarista ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Aadan Cabdiqani Cawaale oo uu waheliyo Agaasimaha Xiriirka Dawlad goboleedyadda,…
wargeys.com
Ankara-(SONNA)-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane, Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-26). Kulanka oo uu soo…
Baydhabo (SONNA): Taliyaha Ciidanka XDS S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shir-guddoomiyay shir amni oo muhiim…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan looga hadlayo Adkeynta & xaqiijinta Amniga Magaalada Baydhabo la yeeshay Hogaamiyaha Kumeel…
Muqdisho, Soomaaliya, 13 May 2026: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha kala…
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal saqdhexe ah waxay xalay ka fuliyeen deegaanka Gamboole ee…
Muqdisho (SONNA): Wasiirro uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si weyn ugu soo…
Muqdisho (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay…
Nairobi (SONNA): Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daah-furay Shirkii 4aad ee Guddiga Hagidda Mashruuca…
Algeris (SONNA): Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh oo isaga iyo wafdigiisa ay booqasho rasmi ah kujoogaan…

