Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa daahfuray nidaamka bixinta kaaraka aqqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha. Munaasabadda oo ku soo beegantay maalinta caalamiga ah ee aqqonsiga dadweynaha ayuu Ra’iisulwasaare…
wargeys.com
Dab xoog leh oo xalay ka kacay Suuqa ganacsiga ugu weyn ee Magaalada Wajaale ee Somaliland ayaa la sheegay inuu gaystay khasaare balaaran oo maaliyadeed…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka dhoofay Muqdishu isga oo kusii jeeda magaalada New York oo uu kaga qyabgeli doono kulanka guud…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka badbaaday weerarkii ismiidaaminta qarax ahaa ee shalay ka dhacay Galmudug, asaga iyo masuuliyiin kale ayaa loo qaadey…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo waxaan maanta ku eegeyna isbedelka ay dowladda Soomaaliya ku sameysay istraatiijiyadda dagaalka ka dhanka ah al-Shabab. Sii akhri
Tuulada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo…
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in hawlgal ay sameeyeen ciidmaada dawladda Soomaaliya 6-dii bishan lagu dilay 3 ka tirsan hoggaamiyayaasha al-Shabaab. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dowrka ay duqeymaha cirka ku leeyihiin dagaalka dowladda ee ka dhanka ah Al-shabaab. Sii akhri
Afhayeen u hadashay Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegtay in ciidamada Maraykanku aanay la soconin ciidamada Soomaaliya markii ay hawlgalka…









