Press "Enter" to skip to content

Xukuumadda Soomaaliya oo daahfurtay habka bixinta kaararka Aqoonsiga Dadweynaha

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa daahfuray nidaamka bixinta kaaraka aqqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha. Munaasabadda oo ku soo beegantay maalinta caalamiga ah ee aqqonsiga dadweynaha ayuu Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ka sheegay in uu muhiim u yahay hay’adaha adeegyada bixiya, isagoo dhanka kalena sheegay in aqqoonsigu uu yahay xuquuq dastuuri ah.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan ka soo diray Muqdisho.

 

Comments are closed.