Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Sii akhri
wargeys.com
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa saaka ku qarxay bar kantarool oo ay degganayeen ciidamada xasilinta Muqdisho. Sii akhri
Waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar kamdi ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland, balse kulamo ka dhacay dalka Kenya ayaa waxaa uu halkasi kulan ku yeeshay…
Mas’uuliyiinta amniga ee Muqdishu ayaa sheegay inay ciidamadu ka hortageen baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday qof isa soo miidaamiyey maanta. Sii…
Madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel gaarka aheyd Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ku baaqay in la taageero 'dadaallada dowladda iyo madaxweynaha' waxaana uu Al-shabaab ku tilmaamay…
Sanadahii lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanayay dhallinyarada wax akhrisa ee isugu yimaada goobaha shaaha lagu cabo ee caasimadda. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ku tilmaamay mid waafaqsan mabaadi’da shareecada Islaamka, lana mid ah dagaalkii lagu raadinayay…
Maamul goboleedka Galmudug waxaa kasii socda hawlgallada milatari ee ka dhanka ah Al-shabaab, iyada maalintii shalay ciidmaada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanku ay qabsadeen degaanka…
Barnaamijka Galka Baarista ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay falanqaynta hawlgallada milatari ee ka dhanka ah al-shabaab. Sii akhri
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo sawirrada toddoba ka mid ah xubnaha sare ee kooxda Al-Shabaab, oo ay…










