Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu danbeeyay ee howlgallada ka socda Galmudug, wareysi

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka badbaaday weerarkii ismiidaaminta qarax ahaa ee shalay ka dhacay Galmudug, asaga iyo masuuliyiin kale ayaa loo qaadey magaalada Muqdisho.

Haddaba, sida xaalka madaxweyne Qoorqoor yahay iyo wararkii ugu dabmeeyey ee howlgallada Galmudug ayaa Sahra Cabdi Axmed waxa ay ka wareysatay Wasiirka Amniga ee Galmudug Axmed Cabdi Aadan (Gaboobe).

 

Comments are closed.