Ugu yaraan toddobo qof oo shacab ah ayaa lagu dilay qarax miino oo waddada dhinaceeda la galiyay, meel u dhow deegaan lagu magacaabo Jicibo oo…
wargeys.com
Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kiisaska musuq-maasuq ee hareeyey dowladda federaalka Soomaaliya, ayada oo mas’uuliyiin badan lagu soo oogay dacwado la…
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa qaraar ka soo saartay arjigii ay guddiga doorashooyinku u gudbiyeen 4-tii bishan kuna saabsanaa tafsiir sharci oo la xidhiidha doorashooyinka…
Guddoomiyaha guddiga dooraahooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa ka hadlay go’aankii Maxkamadda Sare isagoo sheegay inay la tashan doonan dhammaan saamileyda siyaasadda Somaliland. Sii akhri
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay diyaarad rakaab sidday oo ka baxday dhabaha diyaaraduhu kusoo degaan ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Sii…
Wararka ka imanaya Jubaland ayaa sheegaya in iska horimaadyo cusub ay dhexmareen ciidamada amniga iyo maleeshiyaadka al-Shabaab. Sii akhri
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay diyaarad rakaab sidday oo ka baxday dhabaha diyaaraduhu kusoo degaana ee garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray madaxdii dalka soo martay sida madaxweynayaasha, guddoomiyaashii baarlamanka iyo ra'iisul wasaarayaashii hore. Sii akhri
Lionel Messi ayaan wax qoomamo ah ka qabin go’aankii uu ugu biiray Inter Miami, wuxuuna sheegay in uu aad u danaynayo inuu loollaan cusub la…
Madaxweynihii dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay shir-guddoomiyay 'kulan wadatashi'a ahaa oo ay iskugu yimaadeen qaar ka mid madaxdii hore ee…










