Mas’uuliyiin iyo ganacsato ku sugan magaalada Kismaayo ayaa yeeshay kulan cusub oo ay kaga hadlayaan dhismaha waddooyinka isku xira magaalada Kismaayo. Sii akhri
wargeys.com
Marin biyoodka caalamiga ah iyo xeebaha Soomaaliya oo aanan lahayn ilaalo xooggan oo Soomaali ah, ayaa sal u noqday in falalka burcad badeedka, oo sanadihii…
Shir looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba. Sii akhri
Barnaamijka Ilayska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay daynta ay ka cafiyeen dalalka ku jira Naadiga Paris, taasi…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdishu kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, waxaana tegitaankiisu ka dambeysay marti-qaad uu ka helay madaxweynaha Eritrea Isaias…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; heerka iyo noocyada dhimirka Soomaaliya. Sii akhri
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Khamiistii al-Shabaab ay ku qadday hoteelka SYL ee magaalada Muqdishu ayaa loo duuliyey dalka Turkiga si halkaasi…
Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku ansixiyey qaraarka oggolaanaya La-Dagaalanka Islaam Nacaybka, iyo magacaabista ergay gaar ah oo…










