Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdishu kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea.
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay sababta uu u booqday Eritrea
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.