Toddobaadkii la soo dhaafay ayaa biyaha xeebaha Liido iyo Geel-laq ee Muqdisho waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 5-qof oo isugu jira caruur iyo dhallinyaro xeebta…
wargeys.com
Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxday khasaaraha nafeed ee qarax ismiidaamin ah oo saaka lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya. Sii akhri
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa mar kale la horkeenay kalluumaysato ajaanib ah oo hore loogu helay inay sharci darro uga kalluumaysteen biyaha Soomaaliya. Sii…
Ergo nabadoonno ah oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay qeyb ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno heer gobol ayaa…
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo soo gaaray Gaadiid sida Badeecooyin kala duwan kadib markii muddo kooxda Al-Shabab ay xannibeen waddooyinka Baydhabo soo gala. Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa saameynta ay Baraha Bulshada Soomaalidu ku leeyihiin marin-habaabinta iyo wararka been-abuurka ah. Sii akhri
Wararka ka imaanaya gobalka Baay ayaa sheegaya in gelinkii danbe ee maanta uu dagaal culus ka dhacay deegaanka Goofgaduud oo fariisin ay ku leeyihiin ciidanka…
Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, waxaana 46 xubnood oo ka mid ah Baarlamaanku ay u codeeyeen Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Waxaa magaalada Hargeysa Sabtida maanta ah ka furmay bandhigga carwada buugaagta, iyadoo ay ka qaybgaleen qoreyaal iyo shakhsiyaad caan ah oo u dhashay qaaradda Africa.…










