Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, waxaana 46 xubnood oo ka mid ah Baarlamaanku ay u codeeyeen Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Yaasiin Xaji Maxamud Xiir Faratoon inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada.

Baarlamaanka Somaliland oo doortay guddoomiye cusub
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.