Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Brian Nelson. Sii akhri
wargeys.com
In ka badan 1,500 oo qoys oo oo aan tirsaneyn ayaa u baahan gargaar deg deg ah ayaa Hay'adda UNHCR ka codsaday in dib loo bilaabo tirakoobka…
Shirkii sadexaad ee ururka xirfadlayaasha caafimaad ee Somaliland ee degen Qaaradda Ameerica oo lagu qabtay Somaliland, kaas oo sanadkan ka dhacay xarunta jaamacada Camuud ee…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Ruushka la saxeexatay heshiis lagaga cafinayo deyn ka badan $684 milyan, taas oo ay dawladda Ruushku ku lahayd Soomaaliya. Sii…
Wasaaradda gaadiidka ee Soomaaliya ayaa soo saartay warbixintii ugu horraysay ee diyaaraddii shilka ku gashay garoonka Aadan Cadde, 11-kii July. Sii akhri
Qaar ka mid ah dhallinyarada ka qalinjebisay jaamacadaha Somaliland waxaa haysta shaqo la’aan. Hase yeeshee qaar kale waxay aaminsan yihiin in dhallinyarada shaqo-doonka ah ay…
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in duqayn cusub lala beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku sugnaa degaan u dhexeeya Waajid iyo Goofguduud.…
Dawladda Ruushka ayaa Soomaaliya ka cafiday deyn ay ku lahayd oo ka badan $684 million oo dollar, ka dib heshiis ay labada dawladood ku kala…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shaqo la’aanta haysata gabdhaha ka qalinjebiya jaamacadaha ee Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aadan.…
Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegtay shalay inay joojinayso adeegyadii isbitaalka weyn ee Laascaanood ee gobolka Sool. Sii akhri










