Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

Dawladda Ruushka ayaa Soomaaliya ka cafiday deyn ay ku lahayd oo ka badan $684 million oo dollar, ka dib heshiis ay labada dawladood ku kala saxeexdeen magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka.

Comments are closed.