Sii akhri
wargeys.com
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Siyaasadda Somaliland iyo doorashooyinka la madlay inay dhacaa bisha November ee 2024. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in qaar ka mid ah raashinka ciidamada Kumandoosta Danab ee Mareykanka uu tababaro ay leexsadeen saraakiil ka tirsan ciidanka. Sii akhri
Mas’uuliyiinta gurmadka degdegga ee Somaliland ayaa faahfahin ka bixiyey tirada dadka ku geeriyooday balliyada iyo goobaha biyo-mareenada ah. Sii akhri
Abdi Nageeye waa oradyahan u orda dalka Holland balse asalkiisu Soomaali yahay, waxa uu hore ugu guulaystay billada qalinka ah ee ciyaarihii Olympikada-ka aduunka ee…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta isbeddelka cimilada uu ku yeeshay dalalka Geeska Afrika. Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay madaxda maamul goboleedyada dalka 'in aysan siyaasadayn arrimaha muhiimka u ah qaranka'. Sii akhri
Baydhaba — Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay heshiis kala dhex dhigtay beelo wada daga Degmada Diinsoor oo dagaallo u dhaxeeyeen mudooyinkii…
Qaar kamid ah bulshada rayidka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay baaqahsadii ku timid shirkii golaha wadatashagiga qaranka ee todobaadkan loo muddeeyay in lagu qabto…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka maal-gashiga Soomaaliya. Sii akhri










