Muqdisho — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA aya sheegtay inay hawada ka saartay mareego dhinaca Internet-ka ah, iyo akoonno WhatsApp ah, oo ay lahaayeen shaqsiyaad…
wargeys.com
Sii akhri
Iran ayaa doonaysa inay soo saarto tamarta nukliyeerka oo gaadhaysa illaa 20,000 oo megawatts marka la gaadho sannadka 2041. Sii akhri
Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay gogol wadahadal ee lagu lafa guri doono arrimaha Soomaaliya, taasi oo Puntland dhigtay laakiin ay dowladda federaalka hogaamin…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka soo gala xuduuda koonfureed ee uu la wadaago Mexico.…
Maamulka Hirshabelle ayaa ku guuleystay in uu xabbad joojin kala dhex dhigo maleeshiyo beeleed ka soo kala jeedo goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo uu…
Shir guddoonka labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa heshiis iyo is-afgarad ka gaaray khilaaf dhawaan ka dhex curtay kaasi oo ka dhashay xeerarka…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta dood ka yeeshay xaaladda guud ee Somaliland ee wakhtigan, iyadoo xildhibaanada qaar ay farta ku fiiqeen arrimaha siyaasadda, doorashooyinka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka aqbalay gogol wadahadal oo ay fidisay Puntland. Sii akhri
Cayaaraha maamul goboleedyada ee shalay ku soo dhammaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la aaminsanyahay in ay abuureen is-dhexgal bulsho iyo in dad badan oo ku…









