Shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinnta ee Hormuud ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta nawaaxiga Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdishu. Sii akhri
wargeys.com
Sii akhri
Iyadoo wali uu socdo dhismaha Suuqii Waaheen ee magaalada Hargaysa ee gubtay sanadkii 2022 ayay ku soo kordhayaan suuqyo cusub iyo goobo ganacsi oo kala…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari). Sii akhri
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa si weyn ugu tiirsan ganacsiga gaarka loo leeyahay oo inta badanna xilligan bixiya adeegyadii dadweynaha ee horey looga bartay dawladaha. Sii akhri
Kooxda Leicester City ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka Premier League Jimcihii kadib markii kooxda ay xafiiltamaan ee Leeds United ay 4-0 ku garaacday kooxda…
Sii akhri










