Press "Enter" to skip to content

Kooxda Leicester City oo kusoo noqotay horyaalka Premier League

Kooxda Leicester City ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka Premier League Jimcihii kadib markii kooxda ay xafiiltamaan ee Leeds United ay 4-0 ku garaacday kooxda QPR, taasoo xaqiijineysa in hogaamiyaasha horyaalka heerka labaad ay ku dhameysan doonaan labada kooxood ee ugu sareysa kala saraynta

Comments are closed.