Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saasabn yahay: Toddobaadkan oo dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda, waa sidee xaaladda suxufiyiinta haweenka ah…
wargeys.com
Soomaaliya oo hadda uun bilowdey in ay ka soo kabsato daadakii Al Nino ee deyrta ayaa haddana laga cabsi qabaa in xilli roobaadkan gu’ga ay…
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir loogu magacdaray “Geeddi-socodka Hirgelinta Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran”, oo uu daahfuray Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre. Sii…
Madaxa sirdoonka Turkiga ayaan booqasho aan horey loo sii shaacin maanta ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Sii akhri
Inkastoo saxafiyiin badan oo adeegsada warbaahinta baraha bulshada ay sugaan saxnimada wararka ay ku baahinayaan baraha bulshada ee ay gaarka u leeyahiin ayaa haddan waxaa…
Wararka ka imanaya degaan hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiraan ayaa sheegaya in biriq ay ku dishay xoolo door ah oo ay lahaayeen dad…
Warbixin uu soo saaray xafiiska Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaaiyay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha Soomaaliya. Sii akhri
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay ilaa lix kalena way ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay magaalada Ceel Waaq Kenya ee u dhow xuduudda…
Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaaraysay weerarkii shalay lagu qaaday shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud oo ay ku dhinteen lix ka tirsan shaqaalaha shrikadda.…
Gaarisa — Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya, in ugu yaraan 43 qof oo rabay in ay doon uga…










