Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay madaxda maamul goboleedyada dalka 'in aysan siyaasadayn arrimaha muhiimka u ah qaranka'.

Maxay ka dhigan tahay farriinta uu madaxweyne Xasan u diray maamul goboleedyada?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.