Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysey in ay warbaahinta dowladda ka joojisay baahinta khudbadii uu shaley baarlamanka ka jeediyey madaxweynihii hore, ahna mudane ka tirsan baarlamanka…
wargeys.com
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Kismaayo ka daahfuray shirka 2-aad ee Golaha Maamulka iyo Hormarinta Kallumeeysiga Soomaaliya. Sii akhri
Hay’adda Duulista Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay shalay soo saartay ku eedaysay mas’uuliyiinta hawada ee Somaliland inay carqalad ku hayeen duulimaadyada maraya…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyey doodda cutubka koowaad ee dastuurka iyo qodobada lasoo jeediyey in la beddelo ama la saxo. Sii akhri
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadah tamarta la cusbooneysiiyo ee Soomaaliya ay haysato. Sii akhri
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay baareyso kiiska xubin ka tirsan shaqaalaha hay’adda duulista Soomaaliya oo maydkiisa laga helay guri ku yaalla degmada Wadajir, shalay. Sii…
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa ka hadlay geerida marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay in maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla degmada Wadajir ee magaalada…
Taliska milatariga Maraykanka ee Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa xaqiijiyey inay duqayn ka gaysteen meel u dhow Jilib 15-kii bishan, maalintaas oo ah tan…
Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta kasii socotay doodda ku saabsan cutubka koowaad ee dastuurka oo wax ka beddelka ay kusoo sameeyeen guddiga madaxbannaan ee dib u…
Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya. Sii akhri










