Sii akhri
wargeys.com
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyadii ay dhowaan Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo taabanayey dhinacyo badan oo…
Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah…
Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaysa sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga, waxaana meelo badan oo gudaha Somaliland iyo dalalka debedda ahba…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa toddobaadkan marti ku ah Dr. Faaduma Sheekh Cali Jimcaale oo ah dhaqtar ku takhasustay cudurada dhimirka. Waxaa wareystay Haaruun Macruuf. Sii…
Muqdisho — Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Salaasadii u magcaabay James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar…
Maxamkamadda Racfaanka ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah ku xukuntay Sayidcali Macallin Daa'uud oo ku eedeysan inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicaziiz oo u geeriyootay dhaawac…
Meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa maanta dhallinyarada ay ku qabteen munaasabado ay ku xusayeen xuska sanadlaha ah ee maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed. Sii…
Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirkii Madasha Wadatashiga Qaran. Shirka waxaa maanta tagay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Firdhiye. Sii akhri










