Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer ee maamul goboleedka Galmudug. Sii akhri
wargeys.com
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Laing. Sii…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; falanqeynta cutubyada la ansixiyay ee Dastuurka Soomaaliya Sii akhri
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka, kadib toddobaadyo ay socdeen doodo iyo wax ka beddelaad. Codka aqbaliyadda ee Baarlamaanku shalay ku…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axadda maanta ah saxiixay 'nuqulka rasmiga ah ee cutubyadii dastuurka ee ay Sabtidii shalay codka aqlabiyadda leh ku…
Garoowe — Maamul goboleedka Punland ee sheegay in uu kalsoonidi kala laabtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaddib marki uu Golaha Shacabka Soomaaliya uu Sabtidi shalay…
Xubnaha labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay berri oo Sabti ah u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya. Sii akhri
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Sabti ah cod u qaado, qodobbo ka mid ah dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Sii akhri










