Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay, isla markaana ay galbinayeen ciidamada dawladda ay jidgooyo u dhigteen maleeshiyaad hubaysan, taasina ay sababtay in hubka qaar uu gacanta u galo maleeshiyaad hubaysan, 15-kii July.

Dowladda Federaalka oo war ka soo saartay hub lagu qabsaday Caabduwaaq
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.