Sii akhri
wargeys.com
Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda goobihii ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ay ka soo baxeen ee gobollada dhexe. Cabdiwaaxid Macallin Isaaq…
Wararka ka imanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubba Hoose ayaa sheegaya in lix qof oo Kenyan ah halkaas lagu dilay maanta oo Jimce ah. Sii…
Waxaa sii kordhaya deeqaha iyo gurmadka bani’aadannimo ee la gaarsinayo dadka dhibaateeysan ee qeybo ka mid ah Soomaaliya xilli lagu guda jiro bisha barakeysan ee…
VOA Somali waxay ogeysiineysaa dhageystayaasheeda qiimaha in Idaacadda Duhurnimo oo u badneyd arrimaha dhallinyarada oo soo gali jirtey maalin kasta 1:30-ka ilaa 2-da duhirnimo xilliga…
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa loo qaybiyay wax ka bedelka kama dambaysta ah ee lagu sameeyay 4 cutub oo ka mid…
London — Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay faa'iidooyinka bisha Ramadan. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil. Sii akhri
Magaalada Hargeisa ayaa lagu qabtay kulan afur wadareed ah oo ay goob ku wada afureen boqolaal qof oo ka kala yimid bulshada qaybaheeda kala duwan. …
Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay Khamiistii in hakad la geliyey, hawlgalkii dhinaca dhulka ee ay Israa’iil qorshaynaysay inay ku qaaddo magaalada Rafax.…










