Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxii xalay lala beegsaday maqaayad ku taalla meel u dhow Daljirka Dahsoon oo booliisku sheegeen inay ku dhinteen 5 qof, ilaa 20 kalena ay ku dhaawacmeen.

Wareysi: Sidee u dhacay qaraxii maqaayadda Top Coffee ee Muqdisho?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.