Golaha Amniga Qaranka ayaa caawa soo saaray amarro lagu xakameynayo hubka kadib markii dhowaan Dowladdu ay sheegtay in hub sharci-darro ah oo laga soo geliyey xuduudda Itoobiya, kaasi oo markii dambe u gacan galay dad shacab ah, meel u dhow magaalada Caabudwaaq.

Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan xakamaynta hubka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.