Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa ayaa dhawaan daah-furtay adeegga loo yaqaanno 5G ee oo ah adeegga ugu casrisan dhanka khadka internet-ka…
wargeys.com
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku ammaanay Daladda Waxbarashada FPENS ee xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, doorka ay kasoo ciyaartay horumarinta tacliinta Soomaaliya. Sii…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sii akhri
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerarka doorashooyinka soo socda oo lagu wado in la qabto dabayaaqada sannadkan. Sii akhri
Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Benaadir ee ka socda Muqdisho. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinayaa Nuur…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika. Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu 'ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka…
Sii akhri
Sii akhri










