Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu 'ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta oo ka socda deegaannada Galmudug' sida ay sheegtay madaxtooyada Galmudug.

Xasan Sheekh oo ku laabtay furimaha dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.