Sii akhri
wargeys.com
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 40 ka tirsan maleeshiyaadka ururka al-Shabaab lagu dilay hawlgal ka dhacay laba degaan oo hoos yimaada degmada Afgooye,…
Doodaha ku saabsan dib u eegista dastuurka ayaa welii ka socda baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay dhinaca kalena ay jiraan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo dhalliilay…
Qoysas Danyar ah oo u badnaa beeraley iyo xoolo dhaqato oo ay saameeyeen fatahaadaha iyo abaaraha ayaa la gaarsiiyay deeq raashiin xilli dadkaasi ay noloshooda…
Qiimaha lagu kala iibsado noocyada kala duwan ee qudaarta ee magaalada Baledweyne ayaa hoos u dhacay. Xiliyan oo kale ee lagu jiro bisha barakaysan ee…
Waxaa xalay duqaymo kala duwan lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen ururka al-Shabaab oo ku yaalla gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanka Qaycad. Sii akhri
Mas’uuliyiin iyo ganacsato ku sugan magaalada Kismaayo ayaa yeeshay kulan cusub oo ay kaga hadlayaan dhismaha waddooyinka isku xira magaalada Kismaayo. Sii akhri
Marin biyoodka caalamiga ah iyo xeebaha Soomaaliya oo aanan lahayn ilaalo xooggan oo Soomaali ah, ayaa sal u noqday in falalka burcad badeedka, oo sanadihii…
Shir looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba. Sii akhri
Barnaamijka Ilayska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay daynta ay ka cafiyeen dalalka ku jira Naadiga Paris, taasi…









