Berlin — Qaar ka mid ah dhalinta Soomaalida ee qaxootinimada ku galay Jarmalka 10-ki sano ee u danbeeyey, ayaa sameeyay horumar waxbarasho iyo mid ganacsi oo…
wargeys.com
Jigjiga — Magaalada Jigjiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta, kaas oo noqday kii labaad oo nuuciisa oo kale ah oo ay…
Muqdisho — Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga gaaray shaqooyinkii…
Muqdisho — Xaaladda isbeddelka cimilada ee Soomaaliya ayaa kasii daraysa iyadoo ay jiraan abaaro, barakac iyo fatahaado soo noqnoqda xilliyo kala duwan. Mas’uuliyiinta Qaramada Midoobay…
Wadahadallo magaalada Ankara ee dalka Turkey ku dhex-maray wasiirada arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo geba-geboobay ayada oo labada dhinac aysan wax heshiis ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab.…
Nairobi — Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu leeyahay marka…
Sii akhri
In ka badan 20 qof ayaa u dhintay qaar kalena way la il daran yihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalada Baraawe iyo tuulooyinka…
Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta Yemen, si ay…










