Press "Enter" to skip to content

Shirweynaha Bankiyada iyo Maaliyadda oo ka furmay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha labaad ee Bankiyada iyo Maaliyadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlayey arrimaha maaliyadda iyo sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, looguna baraarugi lahaa maalgashiga.

Comments are closed.