Garoowe — Maamulka Puntland ayaa Isniinti shalay soo saaray amarro uu kalluumeysatada ajnabiga ah uga mamnuucay, jallaabashada qaar ka mid ah kalluunka iyo yaxaaska xeebaha Badda Cas ee Puntland.
Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.
Comments are closed.