Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 40 ka tirsan maleeshiyaadka ururka al-Shabaab lagu dilay hawlgal ka dhacay laba degaan oo hoos yimaada degmada Afgooye, laguna kala magacaabo Baghdaad iyo Baldooska.

Dawladda Soomaaliya oo sheegatay dilka 40 Al-Shabaab ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.