Kooxda hubaysan ee dhawaan isku urursatay deegaanka Buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa saaka laba baabuur oo ay leedahay Hay’ada Miino-baarista ee Hello…
wargeys.com
Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in uu dhacay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo lala beegsaday tuulada Mukayle oo galbeed ka xigta magaalada Buulobarde ee…
Ururka al-Shabaab ayaa xayiraado kusoo rogay shirkadda isgaarsiinta u weyn Soomaaliya ee Hormuud xarumo ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Sii akhri
Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu furayo waddada isku xirta magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Baay. Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan maamul gobaleedka HirShabeelle ayaa shalay xariga ka jaray Isbitaalka magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe oo dadka degaanka si isku tashi…
Fadhiggii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayay xildhibaanada golaha qaarkood soo jeediyeen in goluhu gudo-galo xeerarka doorashooyinka ee qabyo tirka u baahan. Sii akhri
Hanti-dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa soo saaray warbixin baaritaan oo ay ku sameeyeen 15 hay'ad iyo 3 safaarad oo Soomaaliya ay…
Wararka ka imanaya deegaanka Dhabbad ee maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dil uu ka dhacay xalay degaan u dhow halkaasi oo aan ka fogayn…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay musuq-maasuqa ka dhex-jira cayaaraha Soomaaliya kadib hadal-hayntii ka dhalatay gabar Soomaaliyeed oo tartanka cayaaraha orodada ee…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray wareegto madaxweyne oo uu ku cayimayo taariikhda qabsoomida doorashooyinka Xisbiyada iyo Madaxweynaha. Sii akhri










