Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan Muqdisho kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalal kala duwan ayaa u soo bandhigay maalgashiga hindasha…
wargeys.com
Madaxaweyanaha Pund Saciid Cabdulaahi Deni oo toddobaadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa xilli uu kaga qaybgalayay munaasabad lagu daahfurayay bangiga…
Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xassan, waxaana uu ka hadlayaa heshiisyo dhowr oo…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan sheekooyin dhowr ah. Caasha Ibraahim Aadan…
Booliska Soomaaliya ayaa maanta xusay sanad-guuradooda 81-aad ee aas-aaska ciidanka booliiska. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabadda maalinta booliiska ayaa sheegay in loo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay tagay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Sii…
Dowladda Soomaaliya ayaa horey u qorsheysay in ciidamada Ethiopia aysan ka mid noqon howlgalka AUSSOM, balse ka dib heshiiskii Ankara waxay Ethiopia waddaa dadaal ay…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan ku saabsan yahay xukummadii uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Sii akhri
Burcad badeed bishii hore ku afduubtay markab kalluumeysi, oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaale xeebaha waqooyi bari ee Soomaaliya, ayaa…
Soomaaliya oo ka soo kabaneysa burburkii iyo colaadihii ragaadiyay ayaa haatan cagta saartay dariiq dib u dhis iyo rajo cusub oo dhinaca maal gashiga iyo…









