Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana wey ku dhaawacantay ka dib markii miino waddada dhinaceeda la galiyay ay la qaraxday gaari ay dad shacab ah la socdeen meel oo u dhow degaanka Qalimow ee gobalka Shabeellaha dhexe.

Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Qalimow, Sh/Dhexe
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.