Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku dhowaaqay shan qodob oo waaweyn oo dowladdiisu damacsan tahay in ay ku fuliso shanta bilood ee sannadkan…
wargeys.com
Soomaaliya ayaa la filayaa in dabayaaqada sannadkan ku biirto ururka Bulshada Bariga Afrik ee loo yaqaan EAC. Sii akhri
Hay'adda Taya-dhowrka Soomaaliya ayaa shahaado ku xirtay ganacsatada iyo shakhsiyaadka kale ee badeecada iyo alaabaha kale soogalinaya dalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay hay'adaas.…
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray kulan looga hadlayo iskaashiga ganacsi ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka hanti dhowrka qaranka. Sii akhri
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa sheegay inay toogteen ismiidaamiye waday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, duleedka tuulada Xuseen Cagey oo u dhow Masagaway oo ka…
Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay Super Cup-ka Yurub, kadib markii ay rigoorayaal 5-4 kaga badisay Sevilla. Sii akhri
Neymar ayaa heshiis labo sano ah u saxiixay kooxda ka dhisan Saudi Arabia ee Al-Hilal kadib lix sano oo uu la joogay Paris St Germain…
Waxa dib u heshay xorriyadeedii wariye Bushaaro Baanday oo mudo 3 bilood ah ku xidhayd Hargiesa. Hadaba Khadar Maxamed Cakule ayaa markii ay xoriyadeed heshay…
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe ayaa sheegay in amniga caasimada iyo magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya amnigoodu uu aad u fiican yahay. Sii…










