JABUTI— Xarunta lagu gawraco xoolaha ee dalka Djibouti ayaa todobaadkaan lagu soo gaba gabeeyay, tababar sare loogu qaadayay tayada aqoonta shaqaalaha ka shaqeeya dabaaxadda ama…
wargeys.com
MUQDISHO— Talaadadi shalay waxaa magaalada Muqdsho lagusoo gabagabeeyay, shirkii 4-aad ee Qurba joogta Soomaalida. Shirka ayaa looga hadlayay kaalinta hor’umarka iyo malagashiga ay qurba joogta…
Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in Puntland ay lacag…
Itoobiya ayaa beenisay eedeyn uga timid Soomaaliya oo aheyd in ciidamadeeda ay shalay weerareen fariismo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo.…
Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho aan ka bixin diyaaridihii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland, ka dib dood ka dhalatay…
Qaahira — Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay Isniintii in dalkiisu uu ka qeyb qaadan doono howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo labada…
WASHINGTON — Soomaaliya waxay wajaheysaa caqabad weyn oo ku aaddan ka faa’ideysiga iftiinka qorraxda badan ee ay leedahay ama tamarta la cusboonaysiin karo, taasoo muhiim u…
Qabow daran ayaa laga soo sheegayaa in maalmahan uu ka jiro magaalada Boosaaso iyo deegaannada ku teedsan xeebaha Badda Cas ee gobolka Bari. Sii akhri
Afgooye — Waxaa Isniintii shalay magaalada Afgooye ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Jeylaani Khaliif oo ahaa Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Horseed iyo Xulka…
DHADHAB— Dab xoog leh oo Isniintii ka kacay suuqa Xerada Qaxootiga Xagardheer ee dalka Kenya, ayaa la xaqiijiyay in uu baabi’iyay qeybo ka mid ah…










