Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiskii ay 11-kii bishan Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Ethiopia. Sii akhri
wargeys.com
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay Muqdisho kadib markii uu wada-hadallo Asmara kula yeeshay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Sii akhri
Liverpool — Ku soo dhawaada wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha kubadda cagta, gaar ahaan kuwa horyaalka heerka koowaad ee England ee Premier League. Waxaa innoo haya…
Muqdisho — Kooxda Al Shabaab ayaa Khamiistii shaacisay in la diley Maxamed Mire Jaamac, oo ka mid ahaa hogaamiyaasha sare ee kooxda. Maxamed Mire, ayaa madax…
Ku dhawaad 10 qof oo ka mid ah kalluumeysatada ka jallaabta xeebtaha magaalada Muqdisho, ayaa muddo bil ah lagu la’yahay Badweynta Hindiya. Kalluumeysatada ayaa loo…
WASHINGTON — Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan wafdi u dirtay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya, wafdigaas oo halkaasi u tagay sii wadidda qorshaha fulinta heshiiskii Ankara ee…
Boosaaso — Guddiga Amniga Gobolka Bari ayaa Arbacadi soo saaray awaamir ku aaddan xaqiijint amniga guud ee gobolka. Guddiga ayaa sheegay in aan hub sharci darro…
Dawacley — Dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ayaa Arbacadii shalay mar kale ka dhaca, deegaanka Dawacley ee gobolka Fafan ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.…
WASHINGTON — Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee maanta(December, 25 2024) tagay Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritria. Waa markii sideedaad…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara ee ay dhawaan kala saxiixdeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya…










