Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho aan ka bixin diyaaridihii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland, ka dib dood ka dhalatay diyaarad shalay lagu qasbay in ay duulimaad ku tagto magaalada Doolow.
Duulimaadyadii tegi jiray Kismaayo oo maanta hakaday
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.