Wadahadallo magaalada Ankara ee dalka Turkey ku dhex-maray wasiirada arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo geba-geboobay ayada oo labada dhinac aysan wax heshiis ah ka gaarin khilaafkii u dhaxeeyey.

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku ballamay wareeg kale oo wadahadallo ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.