Sii akhri
wargeys.com
Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in miisaaniyadda dalka ay sanadaha dhow 50 boqolkiiba ka timaado kalluumeysiga, waxaaa sidaas sheegay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Sii akhri
Sii akhri
Muqdisho — Malamihii lagu jiray xuska xorriyadda Soomaaliya waxaa magaalooyin ku yaalla mamaul goboleedyada oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Gaalkacayo, Xarardheere, Afmadow, iyo meelo kaleba…
Hargeysa — Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dalka Jabuuti inay martigelinayaan xubno doonaya inay dagaal iyo dad kicin ka sameeyaan gobolka Awdal. Wasiirka…
Muqdisho — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ee ay…
Somaliland ayaa hadashay wadahadalladii Ankara ku dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa xal u helista khilaafka labada dhinac ee ka dhashay is-afagardkii ay Addis-Ababa…
Xubnaha baarlamanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta u codeeyey wax ka beddel lagu sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka maamulka. Sii akhri
Berlin — Qaar ka mid ah dhalinta Soomaalida ee qaxootinimada ku galay Jarmalka 10-ki sano ee u danbeeyey, ayaa sameeyay horumar waxbarasho iyo mid ganacsi oo…
Jigjiga — Magaalada Jigjiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta, kaas oo noqday kii labaad oo nuuciisa oo kale ah oo ay…










