Barnaamijkan gaarka ah waxa aan dib ugu eegeynaa dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee ka dhacay Soomaaliya, Jabuuti, iyo deegaanada Soomaalida ee 2024. Barnaamijka waxaa daadihinaya Falastin…
wargeys.com
Boosaaso — Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Puntland, maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ay ku lahaayeen degaanka Dharjaale…
Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, wax kalana aysan dhici karin xilligan. Sii…
Wajeer — Xoolo dhaqatada Soomaalida ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in muddo tobnaan sano ah ay wajahayaan daryeel la’aan. Waxay ka codsadeen madaxda dowladda…
Garoowe — Xulka kubadda cagta gobolka Nugal ayaa shalay ku guuleystay koobka tartanka kubbadda cagta ee goobollada Puntland, kaddib marki ay ciyaarti kama danbeysta 4-2 uga…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug ayaa sheegay in dib loogu noqdo heshiisyadii laga gaaray colaadihii horay…
Garoowe — Waxaa galabta lagu wadaa in magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyo tartan kubadda cagta ah oo maalmahan halkaasi uga socday kooxo matalayay gobollada Puntland.…
Minneapolis — Luul Jeylani Cali, oo ka mid aheyd fannaaniintii ugu caansanaa Fanka Soomaalida gaar ahaan Banaadirga, ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Minnapolis ee gobolka Minnesota.…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 8 degmo oo ka mid ah gobolka Gedo loo asteeyey in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod…
Toronto — Dad badan oo ay ku jiraan dhallinyaro Soomaali ah ayaa heysta caqabado kala duwan, kadib markii laga soo daayay xabsiyada Canada oo ay soo…










