Press "Enter" to skip to content

Dadaal lagu heshiisiinayo beelo ku dagaallamay Mudug

Gaalkacyo — Salaadiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannada Galmudug iyo Puntland ayaa wada dadaallo nabadeed oo qaboojinayo colaad dhex martay beelo wada dega gobolka Mudug.

Wariyaha VOA-da ee Gaalkacyo, Cabdiwaxid Macalim Isxaq ayaa arrintani ka wareystay, Suldan Cabdinasir Jaamac Seed oo ka mid ah salaadiinta gobolka Mudug.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r