Nairobi — Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa sannadakaan danbe aad ugu soo badanayay qorayaasha Soomaalida ee isaga kala imanayay meelo badan oo caalamka ah, kuwaas…
wargeys.com
Sii akhri
Odayaasha dhaqanka ee deegaannada maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda deegaanno ka mid ah gobollada Gedo iyo Shabeellaha…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta Al-Shabaab ay Beledweyne uga dhigteen magaalada labaad ee weerarada ugu badan ay ka fuliyaan kadib…
Sii akhri
Guddiga doorashooyinka ee Somaliland ayaa sheegay in doorashada ay ku qabsoomi doonto waqtigeeda oo ku began 13-ka bisha November ee sanadkaan. Sii akhri
Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarinta deegaanka, waxaana marti ku ah Najma Maxamuud Sheekh…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin doonaan doorasho qof…
Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka Mudug. Sii akhri
Shalay waxaa Muqdisho ka furmay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. Sii akhri










