Nairobi — Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa sannadakaan danbe aad ugu soo badanayay qorayaasha Soomaalida ee isaga kala imanayay meelo badan oo caalamka ah, kuwaas oo bulshada Soomaalida u soo bandhigay buugaag ay qoreen.
Buuggi ugu danbeeyay waxaa shalay xaafadda Islii ku soo bandhigtay Nasri Ugas Cabdirasaq oo diyaarisay bug ay ku ururisay gabayo Af-Ingiriisi ah. Warbixintan waxaa inoo soo diray, Yasin Cise Wardhere.
Comments are closed.